Dowlada oo ka hadashay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka loo geeyay Eritrea

Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay eedeyn saacadihii lasoo dhaafay uga imaanayay siyaasiyiin iyo waalidiin caruurtooda tababar loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaa oo la sheegay in laga qeyb galiyay dagaalka gobolka Tigrey. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo Warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaaliyeed oo tababar loo geeyay Eritrea la geeyay … Continue reading Dowlada oo ka hadashay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka loo geeyay Eritrea